Back

aragti-haraa

Noun Mathematics
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    (-iyo ..., m.dh) Aragtida loo tibaaxo isle'egta f(x) = (x- a)gx+f(a) taas oo micnaheedu yahay haddii tibxaale f(x) ee doorsoome x, loo qaybiyo (x- a), oo a ay tahay madoorsoome; tibixda haraaga waxa ay le'eg tahay qiimaha tibxaalaha marka x = a. Tibxaalaha sare f(1) = 2+3-1-4= 0, sidaa daraadeed (x-1) waa isir. aragtiinka asaasiga ah ee

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →