Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
kuwaantam
Noun
Physics
Explanation
-
1
(-iyada ..., m.dh) Aragti ugu horeyntii u soo saaray Maks Blank (1858-1947) oo sharaxaysa kaaha walax madow, wuxuuna soo bandhigay afeef ah in tamarta birlabdanabeedku ku baxdo kuna qaadanto qaybo joogto ahayn oo ku dhufsanayaal abyoon ah. Tusaale ahaan, tamartu waxa ay u baxdaa baakidho yar yar oo isdabajoog ah. Rakaad kasta oo birlabdanabeed waxa la xiriira baakidho yaryar oo tamar ah, ma jirto tamar la helo oo ka yar baakidhadan, kuwaas oo loo yaqaano kuwaantaam ama footoon. aragtida
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →