Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-dyo, m.dh
Conjugation
n/a
fallaadh-cireed
Noun
Physics
Explanation
-
1
Kaaha saxar tamaraysan oo soo gaadha dhulka kana yimaada cirka. Waxa ay badanaaba ka koobanyihiin borotoono leh xaddiyo yaryar oo bu'o culus ah. Waxa kale oo ku jira footoono iyo nooc ka mid ah niyuutaroonada dhexdhexaadka ah.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →