fadhi
Explanation
-
1
Qaabka iyo xaalada qof salka dhulka ku haya. 2.(-iyo, m.dh) Rug la degganyahay. Tus. “Fadhigeygu waa Afgooye”.
-
3
Lo' tiradeedu boqol gaartay.
-
4
Shir muhim ah. Tus. “Fadhigii shalay la galay go'aan wax-ku-ool ah ayaa ka soo baxay”.
-
5
Caano f. ah: caano garoor ah; eedaq.
-
6
Qolka f.ga: qol loogu taloggalay in la fadhiisto. 7.
Synonyms
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →