Back

ergey

Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-go, m.dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Qof farriin, war ama arrin gaar ah loo dhiibo oo tol, qolo ama dawlad gaarsiiya.

  2. 2

    Qof loo doortay inuu dal kale wakiil uga noqdo wadankiisa. Tus. “Saalax waa ergeyga soomaaliya u jooga jimciyadda quruumaha ka dhexeysa”.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →