Back

eeg

homonym 2 Verb
Word form
Verb
Gender
n/a
Plural
n/a
Conjugation
(-gay, -gtay) — Class I (-ay / -tay) — most common, consonant-final stems

Explanation

  1. 1

    Qof ama wax indho ku hayn. Tus. “Beerta eeg”.

  2. 2

    Soo ee.: booqasho ku tegid (meel). Tus. “Cali oo jiraan baan soo eegay”.

  3. 3

    Ka ee.: halis ka ilaalin. Tus. “Carruurta dabka kaa eeg”.

  4. 4

    Ku ee.: wax ku tijaabin. Tus. “Albaabka furaha ku eeg”.

  5. 5

    Isu ee.: isbarbardhigid dad, waxyaabo, arrin iwm. Tus. “Labada qoraal isueeg”.

  6. 6

    Iska ee.: wax, waxyeelladooda ka foojignaan.

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →