Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
edgid
Noun
Explanation
-
1
Eray lagu xiriiriyo laba weerood aan xor ahayn. Tus. “Nin wanaagsan ee geesi ah”, “Xarunta dhexe ee xisbiga”.
-
2
Eray lagu xiriiriyo laba weerood xor ah. Tus. “Ha kicin wuu bukaa ee ama wuu bukaa ee ha kicin”, “Meel kastaba aynu ka eegno ee heli mayno”, “Cali wuu shaqayay ee Maryam baa seexatay”. ee² u.j Eray qof lala hadlayo dareenkiisa lagu soo jeediyo. Tus. “Ee aabbe!”.
Synonyms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →