dur
Explanation
-
1
Wax caarad dhuuban cid ku mudid.
-
1
Shilin, kumi iwm dhinaca aan sawirka lahayn.
-
2
Cid dawo cirbad ku siin.
-
2
Ciyaarta delebka, qoriga lagu ciyaaro dhiniciisa durka leh.
-
3
Marag, dood, iwm. iin u yeelid. dųr m.l
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →