Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
dub
homonym 2
Noun
Explanation
-
1
(c.nafl.) Qaybta adag ee weliba ah lakabka ugu hooseeya ee aragga lafdhabarleyda. Lakabka kale waa d.ka bare. Haraggu wuxuu ka koobanyahay nudo isku xidhayaal miiqan, kuwaas oo ay ku dhex jiraan dhuumaha dhiiggu, (dhammaadka dareenwadka iyo naasleyda) goonka tina ah, qanjidhada dufanka iyo narinnada dhididka. dųb² f.g1 (-bay, -btay) Hilib iwm dab ku solid.
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →