Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
dooxo-daldalan
Noun
Geography
Explanation
-
1
(-ooyin ..., m.l) Waadi laageed ku darma waadi weyn, laagtaas oo ka soo dhacaysa meel joog door ah ka sarraysa waadiga weyn, sidaas darteed biyaha ku qulqulaya waadi laageedkaas waxay ku galaan waadiga weyn si biyo dhac ama daadag ah. D.ooyinka ama waadiyaasha daldalan waxay caan ku yihiin dhulalka socodka baraf weynuhu uu gooyay.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →