Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
diyuuteeriyam
Noun
Explanation
-
1
Sumaddeedu waa D. Iskugod haydarojiin oo deggan si dabiici ahna u jira, bu'diisuna ka koobantahay hal borotoon iyo hal niyuutaroon. Markaas cuf- atamkiisu waa ugu dhawaan labanlaabka kan haydarojiinta.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →