Back

dibaaxis

homonym 2 Noun
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    (c.nafl.) Kala baxa iyo ururka hirarka muruqyada xiraadka la' ee mara dheefmareenka, kuwaa oo suurtoggeliya socodka cuntada. Waxaana keena uururka muruqyada wareegsan ee gidaarka calool yarada.

Synonyms

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →