Back
Word form
Verb
Gender
n/a
Plural
n/a
Conjugation
(-xay, -xday) — Class I (-ay / -tay) — most common, consonant-final stems
dhuux
homonym 3
Verb
Explanation
-
1
Laf, dhuux kala bixid.
-
2
Hadal ama arrin aad u fahmid.
Other forms
dhuux (1)
Noun
Sooh baruurta u eg oo xididdo yaryari ku safanyihiin oo lafaha dheerdheer ku dhex jira oogada nafley.
dhuux (2)
Noun
(c.nafl.) Nudo jilicsan oo ku yaallo moqorka dhexe iyo meelaha bannaan ee gudaha lafta. Markay dhashaan iyo markay 250 yaryihiin xayawaanku dhuuxa lafahooda oo dhami waxa uu sameeyaa unugyada dhiigga.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →