Back

ammooniya

Noun Chemistry
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
-mo, m.dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Neef midab laawe ah oo ur sindhiidha leh. Ammooniyadu aad ayay ugu milantaa biyaha (milanka dheregsan ee ammooniyada ah waxa ku jira 36.9 % oo ammoniya ah markuu heerkulku yahay 0° C.): milan- biyoodka ammoniya waa beys waxaana ku jira saami ammooniya ah oo madaxbannaano.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →