Back

dhowee

Verb
Word form
Verb
Gender
n/a
Plural
n/a
Conjugation
(-weeyay, -weysay) — Class II (-iyay / -isay) — stems ending in -i or -ee

Explanation

  1. 1

    (f.g) Wax, wax kale ag geyn.

  2. 2

    (f.g) Cid sagootiyid.

  3. 3

    (f.g) Cid martigelin.

  4. 4

    (f.g) Weel wax lagu shubay muggiisa in yar ka dhinmid.

  5. 5

    (f.mg) Soo dh.: cid qaabilid.

Synonyms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →