Back

dhisan

homonym 2 Verb
Word form
Verb
Gender
n/a
Plural
n/a
Conjugation
(-snaa, -snayd) — Class IV (-aa / -ayd) — stative/adjectival, no imperative form

Explanation

  1. 1

    Aqal, dugsi iwm wax ka sameeyey ahaansho.

  2. 2

    Xubno dawladeed oo cusub wax la magcaabay ahaansho.

  3. 3

    Qoys cusub wax la aasaasay ahaansho.

  4. 4

    Harag qoyan oo la togay wax la engejiyay ahaansho.

  5. 5

    Qof wax la qurxiyay ahaansho. 6.Wax jira oo tiirar adag leh ahaansho.

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →