Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-ro, m.dh
Conjugation
n/a
ambiyeer
Noun
Physics
Explanation
-
1
Summad A. Waa halbeegga caalamiga (HC) ah ee qulqulka danabka. Hal ambiyeer waa xaddiga qulqulka danab ee dhexmaraya laba gudbiye oo dherer-dhaaf ah, ahna barbaro, iskuna jira hal mitir ee dulaalaati madhan, ka dhex dhaliya xoog le'eg 2x10 (N/Nm). Niyuutan halkii mitir ee dhererka gudbiyaha.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →