Back

dhidib

homonym 2 Noun Mathematics
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Xarriiqda uu shaxan ku wanqaaranyahay.

  2. 2

    Mid ka mid ah xarriiqyada tixraac ee maguuraanka ah ee lagu isticmaalo garaaf ama habdhis kulan. 233 [Mathematics]

  3. 3

    Xarriiqda uu xood ama walaxi ku dul waniino. [Mathematics]

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →