Q Qaamuus Af-Soomaaliga
Home About Grammar Online dictionary
Account
Bookmarks History Settings

Pro tip

Sign in to bookmark words and add your own contributions to any entry.

Sign in →
EN English SO Soomaali
Sign in Register
Back

dhexroor

homonym 1 Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Meesha dhexda ah ee laba maro la isaga tolo.

  2. 2

    Labalaabka gacanka.

  3. 3

    Dhidib. 4.

Synonyms

Other forms

dhexroor (2) Noun

Fogaanta isaga gudubta shaxan sallax ah ama adke ah ee halka barta ugu ballaaran ee shaxanka. Dh.ka goobada waa xarriiqda toosan oo marta xuddunta goobada kuna dhammaata laba barood oo goobada ku yaalla.

dhexroor (3) Noun

(c.fal.) Xarriiq lagu mala awaalo in ay xiriiriso labada cirif oo marta bartamaha dhulka uu ku wareego. 231 dhexroor4 f.g1 (-ray, -rtay) Laba cad oo maro ah dhexroor u yeelid.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →
Qaamuuska Af-Soomaaliga · Prepared by Centro Studi Somali, Università Roma Tre · Learn more