dheg
Explanation
-
1
Xubinta maqalka nafleyda.
-
2
Hilqadaha haweenku isku qurxiyaan ee dhegaha dacalkooda surtaan middood.
-
3
Weel, qalab iwm meesha la qabto si loo qaado ama loo jiido.
-
4
Magac wanaagsan; caannimo; sharaf.
-
5
Shebeg lakabyo isa saaran ah, xanjo ka samaysan oo ay shinnidu malabka ku keydsato, ilmahana gashato. 227
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →