Back

dheefsasho-saleed

Noun Biology
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-dyo, m.dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    (Herka dh. s.). Heerka tamar dh. ee looga baahanyahay inay xayawaanka ku hayso nasasho. Heerka dh. waxa lagu qiyaasaa 225 habka soo saarka kulka ee halbeeg waqti: waxay tilmaamaysaa tamarta la isticmaalay si loo fuliyo shaqooyinka muhimka ah, sida garaaca wadnaha, neefsashada, dhaq- dhaqaaqa dareenwadka, gudbin firfircoon iyo dhiiqista.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →