aaran
Explanation
-
1
Geela intiisa aan weli gaarin da'dii uu ku rimi ama wax ku rimin lahaa.
-
2
Doog iyo barwaaqo badan.
-
3
Aaran ah: meel doog badan leh.
-
4
Aaran ah: waqti doog iyo barwaaqo leh.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →