Back

alotarobi

Noun Chemistry
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-iyo, m.dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Qaababka kala duwan ee curiye yeelan karo; kuwaas oo ku kala geddisan astaamaha duleed; inkasto ay sameeyaan iskudhisyo kiimikaad oo isku mid ah. Tusaale ahaan, salfartu waxay leedahay dhawr jinsi oo qaab ahaan kala duwan. alwaax m.l/dh.u Qoryo xalleefsan oo si gaar ah loo qoro oo laga sameeyo qalabka guryaha sida, sariiraha, kuraasta, albaabyada, miisaska iwm.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →