dhardhaar
Explanation
-
1
Dhagxaanta dabka ku wareegsan oo dheriga wax lagu karinayo la korsaaro midkood.
-
2
Dhagax weyn oo la qaadi karo. 3.
Synonyms
Other forms
Naxash.
Weedh ama hawraar loo qaatay run iyada oo aan la caddeyn, taas oo laga sii diiri karo weedho ama aragtiyo kale. Marka xisaabi la caddeynayo dhadhaarradu badanaaba waxa ay yihiin qaacidooyin la yaqaan oo sidooda loo qaato, maxaa yeelay caddeyntooda ayaa hore loo dhisay. dhardhaar4 f.g1 (-ray, -rtay) Weel wax lagu karinayo dhagxaan u dhigid.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →