dhaqan
Explanation
-
1
Nijaaso, wasakh iwm mayrmid.
-
1
Dhar iwm wax la meyray ahaansho.
-
2
Wax midab leh fasakhmid.
-
2
Nafley wax ladan ahaansho.
-
3
Haweeney gurigeeda si wanaagsan u maamulid.
-
3
Ku dh.: wax meel ku nool ahaansho.
-
4
Ku dh.: qalab, sharci iwm adeegsasho.
-
5
Ku dh.: guri iwm ku noolaan. dhaqan4 f.mg4 (-qnaa, -qnayd)
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →