Back

dhalmaddeyn

homonym 2 Noun
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    (c.nafl.) Xilliga qofka dumarka ah ay ka joogsato caadadu taas oo ay keentay ugaxleyda oo joojisa sameyntii unugga ukunta, sidaas darteed haweeneydu mardambe uur ma qaadi kareyso. Dhalmadayntu waxay dhici kartaa da'da u dhexeysa dhexda soddomaadka iyo kontomaadka, sida badan inta u dhexeysa da'da 40 - 50sano. 213

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →