Back

dhalan-geddis-hiddoside

Noun Biology
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-dayaal, m.l/dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Isbeddel degdeg ah oo lama filaan ah oo ka dhexdhaca walax hiddo side ah oo unug. Kaas oo ku keeni kara iyada iyo unugyada kale ee laga soo dhiraan dhiriyeyba inay kaga beddelmaan muuqaalka iyo asawgaba nooca caadiga ah.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →