Back

alifaatig

Noun Chemistry
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-gyo, m.dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Iskudhis orgaanig ah oo ah alkeyn, alkiin, ama alkayn iyo faracooda. Iskudhisyada alifaaligga ah badidoodu waxay leeyihiin dhis silsilad furan, hasayeeshe qaarkood, sida saykalohigseyn iyo sukurows, waxay leeyihiin giraamo.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →