Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
-bo, m.l
Conjugation
n/a
dhadhaab
homonym 2
Noun
Explanation
-
1
Meel leh dhagax fidsan oo is haysta.
-
2
Meel maydka lagu dhaqo.
Other forms
dhadhaab (1)
Noun
Jaad geedaha ka mid ah oo xididkiisa laysku daweeyo. 208
dhadhaab (3)
Noun
Walax adag ee qolofta dhulku ay si weyn uga samaysantahay; walaxdaas oo ka kooban macaadin; mararka qaarkood waxay ka koobantahay hal macdan oo kaliya, laakin sida badan waxay ka koobantahay dhawr macdannod.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →