Back
Word form
Verb
Gender
n/a
Plural
n/a
Conjugation
(-aamay, -aantay; -aami) — Class I (-ay / -tay) — most common, consonant-final stems
dhacaan
homonym 3
Verb
Explanation
-
1
Oogada noole nabar ama dhaawac gaaray awgeed hoore layiig ah ka imaansho.
Synonyms
Other forms
dhacaan (1)
Noun
Hoore layiig ah oo ka yimaada nabar ama dhaawac gaaray oogada noole.
dhacaan (2)
Noun
Hab hawleed uu qanjir dhiigga ama dhacaanka soohyada wax kala soo baxo oo kaddib u beddel kiimikaad ku sameeyo si uu u soo saaro walax lagu isticmaali karo jirka dheexdiisa ama dibedda looga saarayo.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →