Back

dhaacle

Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-layaal, m.l/dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Xarig dhuuban, afar dhudood ah, labada dacal bul ku leh, ka samaysan dun qurxoon oo gabdhaha dhexda ku xirtaan.

  2. 2

    Suun ballaaran, bulal lagu qurxiyey oo fardaha qoorta loogu xiro.

  3. 3

    Hab quruxsan, oo xarkaha afar dhudoodka ah loo sameeyo. , dhacle.

Synonyms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →