Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
deris
homonym 1
Noun
Explanation
-
1
(-syo/-rsaan, m.dh) Dad degsiimada is xiga oo isu dhaw.
Other forms
deris (2)
Noun
Mid ka mid ah dhinacyada saddexagal ee sammeeya xagal la isa siiyey. Marka laga hadlayo saddexagal qumman deris waa dhinaca u dhexeeya xagasha la isa siiyey iyo midda qumman. Marka laga hadlayo tirigonoometeri saamiga dhinaca deriska ah uu sammeeyo dhererrada dhinacyada kale waxa loo adeegsadaa in lagu qeexo fansaarada xaglaha kosayn iyo tanjanka. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.
deris (3)
Verb
(f.g) Wax barashadooda ka baaraan degid.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →