Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
deelqaaf
homonym 1
Noun
Explanation
-
1
Ka leexashada qaafiyad maanso ku socotay laga leexdo.
-
2
Deelqaaf ah: Hadal meesha laga sheegayo aan ku habboonayn ama gef ah.
-
3
Labo waxyaalood oo aan isu dhoweyn isu keenid.
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →