Discover words

Browse A–Z

A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y

Politics

24 words

aabonimo Politics

Noun

Mowqifka dawlad, ama mujtamac kale ku muujinayaan in ay go'aan kasta u sameeyaan dadka ay mas'uulka ka yihiin.

aayakatashi Politics

Noun

Xaqa uu waddan u leeyahay waddan kale in uu kaga xoroobo waddan shisheeye ee haystay, una doorto dawladda uu rabo. aayar m.dh.fk Si deggan oo miyir leh. , aadyar.

ah Politics

Noun

Xagga qawaaniinta caalamiga, waa shuruudaha ugu dambeeya wada hadal, ku gacan seeriddiisuna ay keento joojin wada xaajoodka socday ama ku dhaqaaqid awood wax ku xallin.

ah Politics

Noun

(-do ..., m.l) Dawlad ku xaddeysan, una hogaansan dastuurka.

Anarjism Politics

Noun

Siyaasadda aaminsan dhamaan awood iyo sharciyada dawladaha ama ururrada in lagu beddelo dadka ama kooxo u wada shaqeynaya si xor ah. 720

biyo-goboleed Politics

Noun

Jiid- badeed ku qabsan xeebta oo loo aqoonsanyahay dhul ay leedahay ummadda xeebta deggani; maritaanka jiidda ee si nabad ah caadi ayaa loogu oggolyahay gaadiidbadeedka ummadaha oo dhan.

bolshofiik Politics

Noun

Hab siyaasadeed iyo fikrad uu Lenin iyo kuwii raacsanaa ay keeneen dalka Ruushka kacaankii Ruushka kaddib 1917.

boqor Politics

Noun

(-llo ..., m.dh) Qofka wax u xukuma sida boqorka.

borobogaanda Politics

Noun

War iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

boroolataariyad Politics

Noun

Dabaqadda shaqaale ee waddan oo qaata mushahar la xiriira wax qabadkooda.

burjuwaasiyad Politics

Noun

Dabaqad ka mid ah bulshada, haystana dhaqaalaha ugu badan marka loo eego aragtida Maarkiska.

cadaadis (3) Politics

Noun

Waa dawlad awoodsheegasho ku dhisan, caddaalad darro iyo hoggaamin xumo ku darsatay.

diblomaasiyad Politics

Noun

Xirribta iyo siyaasad wanaagga lagu maamulo xiriirka ka dhexeeya dawladaha.

distuur Politics

Noun

Nidaam dawladeed oo leh sharci, iyo aasaas oo la rabo in lagu maamulo dawlad.

federaali Politics

Noun

Midow dhex mara gobollo madaxbannaan oo mid waliba leedahy sharcigeeda gudaha, laakiin uu ka dhexeeyo dastuur kaliya.

gola-la-taliyaasha Politics

Noun

Koox dad ah oo la magacaabay ama loo xushay talo bixinta, sharci dejinta ama qorshe samaynta.

gole-ku-simid Politics

Noun

Awodda xukunka maamuka ee ay bixisay Ururkii Qaramada dagaalkii kowaad ka dib.

gooni-u-goosasho Politics

Noun

Ka goosasho koox, ama gobol uu ka goosto kooxdii ka weynayd ama waddan marka la kala qeybiyo sidii hore uu ahaa, ama uu ka go'a koox.

hantigoosad-dawladeed Politics

Noun

Hab dhaqaale, ama siyaasad, ee hantida ganacsiga, iyo warshadaha ay leeyihiin dad gaar ah, oo aan ahayn dawlad, kuwaas oo ku tartama fa'idada.

hantiwadaag-dawladeed Politics

Noun

Qaran siyaasaddiisa iyo dhaqaalahiisu ku nidaamsanyahay mabda'a hantiwadaagga. 394

horusocod Politics

Noun

Qofkii haysta fikrad horusocod, oo jecel isbeddel in uu dhaliyo.

hubkadhigid (2) Politics

Noun

Dhimid, ama joojinta isticmaalidda hubka.

isticmaar Politics

Noun

Hab waddan quwad lehi uu ku xukumo waddan kale aan awood lahayn, isaga oo isticmaalaya kheyraadkiisa, si uu u kordhiyo awooddiisa.

istiraatijiyad Politics

Noun

Qorshe la qabto si loo gaaro himilo, gaar ahaan siyaasadda, dagaalaha, ganacsiga.