Discover words

Browse A–Z

A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y

Music

24 words

bigil Music

Noun

Qalab muusig hawada ku shaqeeya, labada dacal ka furan, leh daloolo sawdkeeda lagu codeeyo oo sida badan ay ciidammadu isticmaalaan, turumbo.

biibiile Music

Noun

Siinbaar.

biyaano Music

Noun

Qalabka muusikada jaadadkiisa waaweyn jaad ka mid ah oo codad aad u kala duwani ka soo baxan.

caroog Music

Noun

Buun.

daf (1) Music

Noun

Durbaan yar oo shulushyo bir ah leh. daf² m.dh.sh.r Cod tilmaama socod ama dhawaaq kedis ah.

darbuugad Music

Noun

Naaro; daf.

dhawaaq (1) Music

Noun

Cod dheer oo afka laga yiraahdo; qaylo; dh. muusiqada. 2.

durbaan Music

Noun

Qori xordan oo labadiisa af harag khafiif ahi ku dahaaranyahay oo ciyaaraha loo tumo, cod weynna bixiya.

fiilo Music

Noun

Daliigo bir ama naxaas ama macdan kale ka samaysan oo korontada la raacsiyo.

fiyooliin Music

Noun

Nooc ka mid ah qalabka muusikada.

gambuus Music

Noun

Nooc ka mid ah qalabka muusikada lagu tumo oo ka samaysan qori ama bir wareegsan oo hal dhinac harag kaga haaranyahay.

garni Music

Noun

Qalab yar oo ka sameysan gees lo'aad, oo lagu garaaco xargaha shareerada.

gunjis Music

Noun

Durbaan yar oo u eg midka la yiraahdo mokhoddon, waxaana loo adeegsadaa ciyaarta aw-daare.

isku-go' Music

Verb

Wax dhawaaqooda ama ridimikood isku jaango'an; halcodlayn.

jabbu Music

Noun

Durbaan laba af ka daloola oo harag xallafsan ku rogan.

kaban (1) Music

Noun

Alaabaha muusikada nooc ka mid ah.

kombaleeso Music

Noun

Wadajir.

koox Music

Noun

Tiro isku duuban oo aan badnayn.

laxamee Music

Verb

Laxan u yeelid.

lumiya Music

Noun

Meelo ka mid ah degaanka u dhexeeya webiyada ayaa shareerada looga yaqaan lumiya.

malkad (2) Music

Noun

Calaamad caan ah oo wax leeyihiin.

mokhoddan Music

Noun

Durbaan laga yaqaan gobollada koonfureed.

nasar Music

Noun

Durbaan dhuuban oo salka luga ka leh, waxaana laga yaqaan degaanka webiyada.

nasro Music

Noun

Durbaan yar oo lagu tumo qasaa'idka Nabi ammaanka ah; darbuugad.