Discover words
Domains
View all →Religion
24 words
Noun
Ka aan dhimman ee adduun, aakhiro iyo inta uuman sameeyay ee iska leh, Eebbe, Ilaah, Waaq.
Noun
Rumeyn, ama caabudid in ka badan hal ilaah; shirki.
Noun
Haddii aad dhinca Illaah fiiriso, waxaad ula jeeddaa, in uu wax kasta ka awood badanyahay.
Noun
Sharciga Islaanka wax ku xukumo.
Noun
Wadaad fidiya diinta masiixiga.
Noun
Fikrad diineed, taasoo Illaahay in uu yahay wax kasta, dabeecada iyo caalamka dhexdiisa.
Noun
Kitaabka diimeed oo muqaddaska u ah yahuudda iyo kirishtaanka.
Noun
Waxay ka mid yihiin wadaaddada ugu sareeya Hinduuga.
Verb
Wax, wax bidco ah, tixgelin.
Noun
Qof ku sifoobay dhaqanka bidcada.
Noun
Dhaqan diimeed cusub oo aan diinta Islaanka ka mid ahayn oo lagu soo daro.
Noun
Aayadda suuradaha quraanku ka wada bilawdaan, mid mooyaane oo ah Bismillaahir-raxmaanirraxiim.
Verb
Bisin u qabsasho (cunto), dhadhamin.
Verb
Biyo la'aan awgeed xubnaha laga weyso qaato qaar ka mid ah (wejiga iyo gacmaha) ciid nadiif ah marin si cibaado loo guto; tayamum.
Noun
Dhigitaanka qof dhintay iilka la dhigo.
Verb
Qof dhintay iil gelin.
Noun
Qof raacsan diinta loo yaqaan buddiyadda.
Noun
Diinta ay dadka qaarkood aaminsanyihiin inay ku barayso sida aad isaga baabbi'in lahayd murugta, waxaana lagaga dhaqmaa Aasiyada bari, iyo Aasiyada dhexe.
Noun
Awood qarsoon, dhib iyo dheefba leh oo la rumaysan yahay in dad gaar ah Eebbe siiyo.
Noun
Meel aad u kulul, dhibaato badan oo lagu ciqaabo inta Eebbe ku caasiday marka ay aakhiro tagaan; naar.
Verb
Eebbe, inta caasiday naar gelin.
Noun
Ciid karishtaanka ay u ciidaan markii uu dhashay Nebi Ciise 25 bisha Diseember.
Noun
Habeenka intiisa hore; fiid.
Noun
Siyaaro sunna ah oo Kacbada lagu tago oo leh sida xajka xarmasho, dawaaf iyo socod.