Discover words

Browse A–Z

A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y

Commerce

14 words

dhaqaale Commerce

Noun

Koritaan warshad ama dhaqdhaqaaq dhaqaale, wax kordha lacagta ku baxda iyo wax-soo-saarka. korjad m.dh.t (-do, ml.) Harag iwm oo labaatan xabbo ah.

hoos-u-dhac Commerce

Noun

Xilli waddan dhaqaalihiisu uu hoos u dhaco, dhinaca wax soo saarka, beeraha, warshadaha, taaso ay keento hoos u dhac qiimaha lacagta, iyo shaqo la'aan.

isdhin (1) Commerce

Noun

Nusqaamidda shey uu ka nusqaamo sidii uu ahaa.

lafo Commerce

Noun

Lacagta hore ee ganacsiga la geliyo; raasamaal.

liire Commerce

Noun

Lacag dalal dhawr ah laga isticmaalo ama laga isticmaali jiray sida dalka talyaaniga.

miisaaniyad Commerce

Noun

Qorshe waqtiyeysan oo maaliyadeed oo loogu talaggalay in hawl lagu fuliyo.

moonooboli Commerce

Noun

Haysasho buuxda ee ka ganacsi alaab ee gaar u ah qof ama koox ayna ku adagtahay dadka kale inay ka qayb galaan ganacsigaas.

qaansheeg Commerce

Noun

Qoraal cid lagu weyddiinayo badeeco ay hore u qaadatay qiimahooda in ay bixiso.

qiimadhac Commerce

Noun

Hoos u dhicidda qiimaha badeecadda. qiimaha sugan ee

rahaamad (2) Commerce

Noun

Lacag, dahab, guri ama dhul rahan ahaan loo dhigo marka bangi ama cid kale laga qaadanayo dayn. Haddii deynqaatuhu bixin waayo lacagta uu qaatay amaah-bixiyaha waxaa, si sharci ahaan lagu wareejinayaa rahaamadda. 707

riyaal Commerce

Noun

Lacag waddamada Sucuudiga, Yaman, Imaaraadka iyo kuwo kale laga adeegsado.

rubbiyad Commerce

Noun

Lacag waddanka Hindiya iyo Baakistaan laga isticmaalo. rubi m.l.t Wax afar meelood oo is le'eg loo qaybshay meeshood; rubuc; waax. Tus. “Waa sagaalkii iyo r.”; “R. kiilo bariis ah”. , rubuc.

waxsoosaar Commerce

Noun

Tirada wixii ka soo baxa warshadaha, beeraha, xoolaha, iwm.

xawaalad Commerce

Noun

War- qaadda lagu diro lacagaha dadku boostada ku dirayaan.